Shiikh Shariif oo si yaab leh uga hadlay ciidan ka tirsan NISA oo lagu soo tababarayo dibeda

Madaxweynihii hore ee Somalia Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa sheegay inuu shaki weyn ka qabo ciidamo ka tirsan NISA oo tababar loogu qaadayo qaar ka mid ah dalalka saaxiibka la ah Somalia. Sheekh Shariif oo ka hadlayay Munaasabadda daahfurka ee Madasha Xisbiyada Qaran oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu shaki weyn ka … Continue reading Shiikh Shariif oo si yaab leh uga hadlay ciidan ka tirsan NISA oo lagu soo tababarayo dibeda